MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha cusub ee JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay safiirka dowlada imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya.
Ambassador Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi ayaa ugu hambalyeeyay madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud guusha uu ka gaaray doorashadii madaxtinimada ee dalka ka dhacday.