Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan iyo safiirka Imaaraadka?

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha cusub ee JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay safiirka dowlada imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya.

Ambassador Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi ayaa ugu hambalyeeyay madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud guusha uu ka gaaray doorashadii madaxtinimada ee dalka ka dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here