Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul wasaare Rooble iyo Qoor Qoor?

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Labada mas’uul ayaa waxa ay  kulankooda diiradda ku saareen dardargelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka  Al-Shabaab.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here