Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu furay R/W ku xigeenka dalka?

0

MUQDISHO (SMN) – Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed jaamac ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Dib-u-qaabeynta Waxbarashada dalka oo ay wadajir usoo agaaasimeen Machadka Heritage iyo Jaamacadda City.

 

Shirweynaha oo socon doona muddo saddex maalmood ah waxaa ka soo qeyb galay Aqoonyahano isaga kala yimid dalka iyo dibadda.

Sidoo kale waxaa xoogga lagu saarayaa hormarinta waxbarashada dalka oo muhiimad weyn uleh dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here