Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Aadan Madoobe?

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee Guddiga Joogtada ee Golaha.

 

Shirka ayaa waxaa looga hadlaayay ajandeynta hindise sharciyeedyadda iyo heshiisyadda horyaala Golaha Shacabka BJFS.

Sidoo kale kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha oo uu goobjoog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad iyo dhammaan xubnaha guddiga ayaa waxaa uu guddiga cod aqlabiyad ah ku ansixiyay ajendeynta hindise sharciyeedyaddii iyo heshiiskii la horkeenay.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here