Sawirro: R/W Rooble oo kulan deg-deg ah la yeeshay hay’adaha amniga dalka

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa kulan deg-deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kaas oo ka dhacay xafiiska ra’iisul wasaaraha.

Shirka ayaa waxaa looga hadlay weeraradii xooganaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay sheegatay Xarakada Al-Shabaab.

Rooble ayaa faray hay’adaha amniga inay adkeeyaan amniga caasimadda oo ay haatan ka socoto doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here