Sawirro: Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay Saciid Deni iyo Axmed Madoobe

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam.

Madaxda ayaa ka wada hadashay qabanqaabada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dardargelinta doorashooyinka dalka oo ka furmaya Muqdisho.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:- 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here