Sawirro: R/W Rooble oo wada-hadal la yeeshay safiirka Masar ee Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabbilay danjiraha Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz.

Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here