Sawirro: Rooble oo adeeg cusub ka daah-furay magaalada Muqdisho

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah furay VISA Card cusub oo soo kordhiyay bangiga IBS, kaas oo qeyb weyn ka qaadanaya horumarka ganacsi  ee dalka.

Rooble ayaa boggaadiyey dadaallada ganacsatada Soomaaliyeed ee ku qotoma hal abuur ganacsi oo lagu saleynayo baahiyaha muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here