Sawirro:-Rooble oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka

0

ABU DHABI (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Rashid Ala-Maktoum.

Labada mas’uul ayaa waxa ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Rai”sul wasaaraha.

Rooble ayaa shalay booqasho waxa ay uga bilaabatay magaalada Dubai ee caasimadda waddanka Isu Tagga Imaaraadka Carabta.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here