Sawirro: Taliyaha hoggaanka CID-da Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Kenya

0

NAIROBI (SMN) – Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID) Somaaliya, Col. Maxamed Cabdiwahab Shikh Maxamed (Anwar) oo booqasho shaqo u jooga Dalka Kenya, ayaa la Kulmiye dhigiisa Dalka Kenya. Mohamed Amin.

 

Labada Taliye Hoggaan ayaa iskawareystay Xaaladaha Shaqo, Sidoo kale waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta iyo xiriirka Shaqo,

Waxay sidoo kale si gaar ah uga wadahadleen Siidii la isaga kaashan lahaa la dagaalanka Dambiyada Xaduudaha isaga gudba iyo Al-Shabaab

Halkan hoose ka daawo Sawirada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here