Sawirro: Taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir oo kormeer sameeyey

0

Taliyaha qeybta guud ee gobolka Banaadir ee booliiska gaashaanle sare Farxaan Maxamuud Aadan ayaa maanta kormeerey goobaha uu ka socdo imtixaanka dugsiga dhexe ee gobolka Banaadir.

Waxaa uu ardayda ku dhiirigeliyay in ay sii wadaan halgankooda ku aadan waxbarashada. Ciidanka ammaanka ayaa sugaya amniga goobaha uu ka socdo imtixaanaadka.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa todobaadkan gudihiisa si rasmi ah u daah-furay imtixaanaadka shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe, kaas oo ay sanadkii labaad qaadeyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here