Sheekh Shariif oo ka hadlay muddada xilka dowladda

0

Muqdisho  – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay muranka ka taagan muddada xilka dowladda Federaalka, isagoo muujiyey walaac ku saabsan jihada siyaasadeed ee dalka.

 

Sheekh Shariif, oo maalmahan kulamo kula lahaa magaalada Muqdisho qaar ka mid ah beelaha ku dhow Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in mucaaradku aaminsan yahay in muddada xilka dowladda ay ku egyahay 15-ka May, isla markaana aysan jirin doorasho cad oo la qorsheeyey.

Wuxuu sidoo kale eedeyn culus u jeediyey dowladda, isagoo sheegay in aysan wax weyn kaga duwanayn hab-dhaqanka kooxda Al-Shabaab marka laga hadlayo falalka dilalka ee la sheegay in ay geystaan ciidamada ammaanka.

DAAWO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here