MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh ayaa cambaareeyay dilalka arxan-daradda iyo colaadda qabiil ee ka taagan gobolka Shabeellaha Hoose.
Dhaqan aad u xun ayuu ku tilmaamay waxa ka socda duleedka degmada Wanlaweyn, halkaas oo dhawaan nolosha lagu gubey nin odey ah, oo aano qabiil loogu beegsaday.



