Shirka Gollaha Wadatashiga oo War-murtiyeed laga soo saarey

0

MUQDISHO – Golaha Wadatashiga Qaranka, oo kulamo xiriir ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka, ayaa soo saaray War-murtiyeed lagu adkaynayo mowqifka dowladda ee ku aaddan ilaalinta midnimada dalka.

 

Golaha Wadatashiga oo uu guddoomiyey Madaxwaynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo jeediyay tallooyin wax-ku-ool ah oo lagu mideynayo dadaalka dowladda iyo tallaabooyinka la qaadayo ee lagaga hortagayo aragtida goonni-goosatada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here