Shirka Istaraatiijiyadda nidaamka caafimaadka oo la soo gabagabeeyey

0

BAYDHABO (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta Baydhabo ku soo gaba-gabeysay shirweyne ka socday magaaladaas.

Shirkan ayaa waxaa looga wada tashanayay sidii wasaaradaha Caafimaadka ee heer Maamul Goboladeed ay u samaysan lahaayeen Qorshaha Hirgalinta Istaraatiijiyada Nidaamka Caafimaadka Dalka 2022-2026.

Kulankan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukumadda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirada Wasaaraddaha Caafimaadka ee maamul goboleedyada kala ah, Hirshabeele, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Gobalka Benadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here