SoDMA oo ku dhowaad kun qof gargaar ugu qaybisay Garasbaaley + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta 7,472 Qoys waxa ay gargaar ka kooban qaybaha raashinka ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magalaada Muqdisho.

 

Qoysaskaan gargaarkaan mucaawinada ah maanta ka faa’iideeystay ayaa ka kooban danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka waxaa ay marwalba u taagantahay caawinta iyo u gargaarida bulshada Soomaaliyed meel walba oo ay dalka ka jogaan.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here