Somalia oo Jarmalka, Spain, Uk, Baxreyn iyo Singapore uga guulaysatay abaal-marinta hoggaamiyaha isgaarsiinta adduunka

0

AMSTERDAM (SMN) –ย  Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyay billadda ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘ ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, oo Shirkadda ๐“๐จ๐ญ๐š๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ee fadhigeedu yahay Dalka Ingiriiska ay ku abaalmariso hoggaamiyayaasha shirkadaha isgaarsiinta caalamka ee ku guuleystay horumarinta isgaarsiinta iyo teknoolajiyadda Dalalkooda.

 

๏ฟฝ
Guddoomiye Axmed ayaa noqonaya hoggaamiyihii 25แตƒแตƒแตˆ ee ku guuleystay abaalmarintan oo lagu guddoonsiiyay xaflad xalay ka dhacday magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands. Hormuud Telecom ayaa ah shirkaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed oo ka qeybgasha tartankan oo ay ku loolamaan hoggaamiyayaasha shirkadaha ugu waaweyn isgaarsiinta caalamka. Waxaana Guddoomiye Axmed sannadkan kula tartamay, uuna uga guuleystay madaxda shirkadaha ๐ƒ๐ž๐ฎ๐ญ๐ฌ๐œ๐ก๐ž ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ค๐จ๐ฆ ee Dalka ๐‰๐š๐ซ๐ฆ๐š๐ฅ๐ค๐š, ๐Œ๐š๐ฌ๐Œ๐จ๐ฏ๐ข๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ee ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง, ๐‚๐จ๐ฅ๐ญ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ ee ๐ˆ๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š, ๐๐š๐ก๐ซ๐š๐ข๐ง ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ee dalka ๐๐š๐ฑ๐ซ๐ž๐ฒ๐ง iyo shikradda ๐Š๐š๐œ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ ๐๐ซ๐จ๐š๐๐›๐š๐ง๐ ๐’๐š๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ญ๐ž๐ฌ ee fadhigeedu yahay Dalka ๐’๐ข๐ง๐ ๐š๐ฉ๐จ๐ซ๐ž.
๏ฟฝ
Guddoomiye Axmed oo ah hoggaamiyay Shirkadda isgaarsiineed ee ugu weyn Soomaaliya, ayaa todobaadkii horena dalka Koofur Africa lagu guddiinsiiyay abaalmarinta ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ee ay bixiso ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐“๐ž๐œ๐ก ๐…๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐ฏ๐š๐ฅ, oo uu uga guuleystay madaxda shirkadaha ๐Ž๐ซ๐š๐ง๐ ๐ž ๐„๐ ๐ฒ๐ฉ๐ญ, ๐•๐จ๐๐š๐œ๐จ๐ฆ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, ๐’๐š๐ฌ๐Ÿ๐ข๐ง ๐๐š๐ง๐ค, iyo ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š๐ง ๐๐š๐ง๐ค.
๏ฟฝ
Waa guul taariikhi ah oo Guddoomiyaha Shirkadda Hormuud Telecom uu Soomaaliya iyo isgaarsiinta Dalkeena uga soo hooyay tartanka Abaalmarinta ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ee Isgaarsiinta Afrika iyo caalamka.
๏ฟฝ
#GuulSoomaaliyeed #Hormuud #CEOoftheYear #WorldCommunicationsAwards

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here