Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay Addis Ababa + Sawirro

0

ADDIS ABABA (SMN) – Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaaalka Soomaaliya Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa xarunta midowga Africa ee dalka Ethiopia kaga qayb gashay shirkii 8-aad ee arrimaha haweenka Africa, kaasoo ay kazoo qayb galeen Wasiirada haweenka Africa.

 

Shirkan ayaa looga arrinsaday dar-dar gelinta iyo horumarinta arrimaha haweenka Africa, la dagaaalanka sabool-nimada iyo jahliga.

Sidoo kale waxaa la isku wada raacay in dedaal xoog leh lagu bixiyo tayaynta iyo turxaan bixinta arrimaha haweenka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here