Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay saraakiil ka socotay dowladda Ingiriiska

0

MUQDISHO (SMN) – Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle Oo Uu wehliyo Taliyaha Qaybta 60-aad Gen Xasan Isaaq Cumar (Xasan Baydhabo) ayaa maanta La Kulmay Saraakiil katirsan Ciidamada dowladda Ingariiska ee ku sugan maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo uu hoggaaminaayay Lieutenant Colonel Richard.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here