Taliyaha NISA oo dhoweeyay go’aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM

0

MUQDISHO (SMN) – Taliyaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa soo dhoweeyay go’aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka QM ee cunaqabateynta hubka looga qaaday Soomaaliya.

 

Mahad Salaad ayaa qoraalkiisa ku sheegtay in tallaabadan ay tahay mkid horay loo qaaday, isla markaana muhiim u ah dadka Soomaaliyeed.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in go’aankan uu kusoo aaday, xilli xasaasi ah isla markaana dowladda Soomaaliya ay dagaal kula jirto Al-Shabaab.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here