MUQDISHO (SMN) – Doorashada guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee dalka ayaa goordhow ka bilaabatay Afisyooni ee xerada Xalane.
Illaa 10 xildhibaan ayaa u tartamaya guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka, halka guddoomiye ku xigeenka 2-aadna ay u sharraxan yihiin toddobo xildhibaan.
Halkan hoose ka daawo:-