Toos: Dooraashada guddoomiye ku xigeenada Golaha Shacabka Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Doorashada guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee dalka ayaa goordhow ka bilaabatay Afisyooni ee xerada Xalane.

Illaa 10 xildhibaan ayaa u tartamaya guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka, halka guddoomiye ku xigeenka 2-aadna ay u sharraxan yihiin toddobo xildhibaan.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here