TOOS: Doorashada Madaxweynaha oo ka bilaabatay Teendhada Afisyooni

0

MUQDISHO (SMN) – Teendhada Afiysooni waxaa goordhow ka bilaabatay codeynta doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo ay ku tartamayaan musharixiin dhowr ah.

Hoolka doorashada ayaa waxaa ku sugan xildhibaanada labada Aqal oo codeynaya, kormeerayaal iyo marti sharaf kale.

Doorashada ayaa ah mid xasaasi ah, waxaana xubnaha tartamaya ka mid ah madaxweynayaashii hore oo uu ku jiro Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo.