Toos: Hadal jeedinta musharraxiinta Guddoonka golaha Shacabka Somalia

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa Goordhawayd xarruunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ka bilaabatay hadal-jeedinta murashaxiinta u tartamayso guddoomiye kuxigeenadda koObaad iyo labaad ee Golaha Shacabka.

Musharixiinta ayaa jeedinayo khudbadahooda ku aadan waxbadkaooda hadii loo doorto, iyaga oo kadib xubnaha baarlamaanka ka codsanaya inay codka siiyaan.

Waxaa shalay la soo gabagabeeyay hadal jeedinta musharaxiinta u taramaya guddoonka labada gole ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya.

26-ka bisha oo ah Arbacada soo socota ayaa lagu wadaa inay dhacdo doorashada guddoonka golaha shacabka halka tan aqalka sare la dooran doono 26-ka bisha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here