Toos: Kulanka baarlamaanka oo ka furmay magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta si rasmi ah uga furmay kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya, kaas oo uu shir guddoominayo guddoomiyaha KMG ah ee Cabdisalaan Dhabancad.

Kulankan ayaa waxaa looga hadlayaa shaqooyinka horyaalla baarlamaanka cusub oo ay ugu horreyso doorashada guddoonka iyo mida madaxweynaha ee soo socota.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here