MUQDISHO (SMN) – Kulan ay leeyihiin xildhibaanada cusub ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa la shaaciyay in looga hadlayo arrimahaan hoos ku xusan:
1. Ansaxinta wax ka badelka Habraaca ku-meel-gaarka ah ee u gaarka ah Doorashooyinka Guddoonka labada Gole iyo Madaxweynaha
2. Warbixin ku saabsan hawlaha u qabsoomay iyo kuwa soo socda ee Guddiga Qabanqaabada Golaha Shacabka
Halkan hoose ka daawo:-