Toos: Xil wareejinta Madaxweynaha cusub oo ka socota Villa Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Villa Soomaaliya, waxaa ka socota munaasabadda xil wareejinta Madaxweynaha cusub, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Munaasabadda xil wareejinta oo ay ka qayb-glayaan madax kala duwan ayaa ka dhaceysa barxadda weyn ee madaxtooyada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here