Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray magaalada Garoowe + Sawirro

0

GAROOWE (SMN) – Wasiirka Gaadiidka iyo  Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya, Durraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo qaybaha Bulshada ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.

Socdaalka Wasiirka oo saddex cisho qaadanaya, ayaa muddada uu ku suganyahay Garoowe, wuxuu kullamo la qaadanayaa mas’uuliyiinta Puntland iyo qaybaha Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here