Wafdi uu hoggaaminayo Rooble oo u ambabaxay dalka Masar + Ujeedka

0

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Qaahira ee dalka Masar oo uu ku joogi doono booqasho labo maalin ah.

Inta uu Rooble ku sugan yahay Masar waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda dalkaas  oo ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashi labada dal .

Masar waa dal xiriir fog oo kumannaan sano ah la leh Soomaaliya, kuwaas oo isugu jira mid diblomaasi, ganacsi ,waxbarsho iyo dhaqaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here