Wararkii ugu dambeeyey doorashada Golaha Shacabka ee Baraawe

0

BARAAWEO (SMN) – Guddiga Hirgelinta Doorashada ee Koonfur Galbeed ayaa maanta degmada Baraawe ka bilaabay diiwaan-gelinta musharixiinta u tartamaya Kuraasta Golaha Shacabka ee taalla magaaladaasi.

Baraawe ayaa waxaa kusii qul qulaya madax kala duwan iyo musharrixiinta ku tartamaya kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Koonfur Galbeed ayaa noqotay maamulkii u horreeyay ee shaaciyay Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooranayo deegaan Doorashada labaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here