Beene Beene oo la kulmay Maamulaha Bangiga Addduunka ee Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaaday Maamulaha Bangiga Addduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson

 

 

Labada mas’uul waxa ay ka wada hadleen akhbaarta farxada leh ee ku saabsan barnaamijka deyn cafinta ee Soomaaliya oo mardhow la filayo in dalka guud ahaan laga cafiyo.

Kulanka waxaan sidoo kale looga hadlay xoojinta wada shaqeynta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka iyo Bangiga Adduunka ee dhinacyada qorsheynta iyo hirgelinta mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunka ka wado gudaha Dalkeena.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here