Wasiirka amniga oo shaaciyey inuu shaqo joojin ku sameeyey taliye Xijaar

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Amniga ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay inuu shaqadda ka joojiyey Taliyaha Ciidanka Booliska sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar.

Wareegtada wasiirka ayaa lagu sheegay in si loo sugo ammaanka doorashooyinka Howsha Taliyaha uu sii waddi doonno Taliye Xigeenkiisa.

Sidoo kale waxaa uu digniin u diray Taliska Booliska gobolka iyo Nabadsugidda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here