Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo booqday xarun ku taalla Dooxa + Sawirro

0

DOOXA (SMN) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxmed Nuur iyo Xubno kale oo qeyb ka ah Wafdiga Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Doxa ee Caasimadda Dowladda Qatar ayaa Booqday Bandhigga Difaaca Badaha Caalamiga ah ee Doxa (Demdex 2022).

Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa warbixino ka dhageystay Madaxda xarunta ay booqdeen, waxaana ay soo kormeereen qeybaha kala duwan ee xarunta Difaaca.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here