Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo ka qayb galay shirka sanadka ee mashruuca SHIIP

0

NAIROBI (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir oo ka qayb-galay shirka diyaarinta qorshe hawleedka sanadka ee mashruuca SHIIP oo ka furmay magaaladda Nairobi Ee dalka Kenya.

 

Sidoo kale waxaa shirka ka qayb galay Masuuliyiin ka kala socday hay’addaha dowladda Soomaaliya,Madax kasocotay Bangiga Adduunka oo maalgelinaya Mashruuca, Agaasimaha Guud iyo Qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Hawlaha Guud.

Ugu dambayntii shirka ayaa inta uu socondoono waxaa lagu falanqayn doonaa qorsheyaasha hortabinta u leh mashruuca sanadka cusub & sidii loo fulin lahaa.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here