Wasiirka Waxbarshada Soomaaliya oo magacaabay guddi cusub + ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) -Wasiirka Waxbrashadda,Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane, Cabdullahi Abuukar Xaaji, (Cabdullahi Carab) ayaa magacaabay guddiga rasmiga ah ee Afka Soomaaliga, Kuwaasi oo ka kooban Gudoomiyaha guddiga 28 xubnood oo la shaqeyn doona iyo 6 Xeeldheere.

“Wasiirka Waxbarashadda mudane Cabdullaahi Carab, Waxaa uu farayaa kuna wargelinayaa dhamaan Xafiisyada ay ku socoto Magacaabistaani in ay la shaqeeyaan xubnaha la magacaabay una fududeeyaan howlahooda,” ayaa lagu yiri qoraalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here