Xaaladihii ugu dambeeyey ee caasimadda Kyiv, kadib dab ka kacay

0

KYIV (SMN) -Bakhaar cuntada lagu kaydiyo oo ku yaalla Kyiv ayaa dab qabsaday ka dib markii ay ciidamadda ruushka duqeeyeen,Sida lagu sheegay qoraal ay soo saartay waaxda Gurmadka Degdegga ah ee Ukraine.

Kooxda dab damiska ayaa wali ku hawlan daminta dabka oo ah mid xoogan, kuna sii fidayo goobo kale.

Ilaa hadda lama soo sheegin wax khasaare nafeed ah oo dabkaasi ka dhashay, balse xaaladda ayaa ah mid cakiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here