Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo lagu eedeeyay inuu Fududaynayo Tarxiilka Soomaalida weden – Daawo

0

MUQDISHO – Dowladda Sweden ayaa sii wadi doonta masaafurinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee codsiyadooda magangalyo la diiday, sida uu sheegay Wasiirka Socdaalka Sweden Johan Forssell, oo difaacay heshiis dib-u-celin ah oo ay Sweden la gashay Soomaaliya, kaas oo wajahaya dhaleeceyn siyaasadeed oo isa soo taraysa, gaar ahaan dhanka maalgelinta iyo hufnaanta.

 

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inuu fududeynayo tarxiilka Soomaalida ku nool dalka Sweden, kuwaasoo dalkooda uga cararay colaad iyo shaqo la’aan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here