Xildhibaan Aadan Madoobe oo markale dib loo doortay

0

BAYDHABO (SMN) – Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)  ayaa ku guuleystey Kursiga tirsigiisu uu yahay Hop#189 ee Golaha  Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo doorashadiisu ay maanta ka dhacday magaalada Baydhabo, wuxuuna heley Codad dhan 63-cod

Xasan Cali Maxamed oo la tartamayay Aadan Madoobe ayaa helay 11-cod.

Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa markale ka mid noqonaya xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here