Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceelwaaq oo la dhaariyey + Sawirro

0

CEELWAAQ (SMN) – Waxaan maanta la dhaariyey 16-kii Xildhibaan ee laga soo doortay Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ee Jubbaland.

Dhaarinta xildhibaanadaan ayaa Waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha KM ee Golaha Shacabka Mudane Amb. Cabdisalaan Axmed Dhabanacad iyo Xoghahaya Guud ee BFS Mudane Cabdikariim Cabdi Buux.

Sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT.

Dhaarinta xildhibaanadan oo 16 ah ayaa waxaa ka dhashay buuq xoogan, iyada oo sidoo kale Muqdisho ay ku sugan yihiin xubnihii kale ee lagu soo doortay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here