Xildhibaano cusub oo maanta lagu doortay degmada Ceelwaaq

0

CEELWAAQ (SMN) – Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa noqday xildhibaankii ugu horreeyay ee lagu doorto degmada Ceelwaaq, wuxuuna kusoo baxay kursiga Hop119, kadib markii musharraxii la tarmayay oo ahaa Cabdicasiis Cabdullahi Ibraahim uu u tanaasulay.

Sidoo kale waxaa doorashada ka socota Ceelwaaq kuso baxay:-

1-Xildhibaan Aamino Xuseen Cali ku guuleysatay kuriga hop HOP087.

2-Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji ku guuleystay kursiga #HOP065.

3- Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim ayaa ku guuleystay kursiga #HOP102.

4- Mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa ku guuleystay kursiha #HOP090

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here