MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Xuseen Sheekh Cali, oo ah la-taliyaha amniga qaranka ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu bad-qaba, kadib markii qarax lagula eegtay kolonyo uu watay isgoyska Ceel-Gaabta.
Wuxuu xusay in Madaxweynaha uu ku guda jiro safarkiisa gobollada dalka, oo ugu kuu-galaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo la kulmaya Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada dowladda.




![Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/yaab-150x150.png)
