Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

Yearly Archives: 2021

WARAR KALE

Sacuudi Carabiya oo Sheegtay in Weerarrada Xuutiyiintu ay Dhaawaceen 73 Qof

Riyadd - Mas’uul ka tirsan Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in weerarro ay Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen gudaha boqortooyada ay ku dhaawacmeen 73 qof oo...

Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo UN-ka Kala Shaqeeyay Hindisaha Xoojinta Dhaqaale Nabadeed

Muqdisho - Golaha Dhaqaalaha Qaranka (NEC), oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka ahna La-taliyaha Sare ee Dhaqaalaha Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa...

Wasiirka Qorsheynta oo Qaabilay Ku-simaha Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya...