Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

Yearly Archives: 2022

WARAR KALE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddoonnada Baarlamaannada Bariga Afrika

Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Guddoonnada Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC), Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir guddoomiyey...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo Geneva Kulan kula Yeeshay OHCHR

Geneva, Switzerland - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan gaar ah kula...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Kulan la Yeeshay Dhiggiisa Kenya

Arusha, Tanzania –  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha...