Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Former Somali President Meets Turkish Intelligence Official Amid Election Dispute

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed held talks at his residence with Turkish deputy intelligence chief Ahmet Cemalettin Çelik, amid efforts to ease political tensions following recent clashes in the capital, sources close to the discussions said.   The meeting focused on the latest confrontations in Mogadishu and ways to resolve disputes surrounding Somalia’s electoral process, according to...

Somalia Says Security Operation Ends After Clashes, Accuses Opposition-Linked Armed Groups

MOGADISHU — Somalia's federal government said on Friday it had concluded a 48-hour security operation targeting armed groups it accused of attempting to create instability in the capital, Mogadishu, amid heightened political tensions between authorities and opposition leaders.   In a statement, the Ministry of Information said security forces had taken control of locations previously occupied by the armed groups, which...

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Inay Soo Afjartay Dhaqdhaqaaqyadii Hubeysnaa ee Muqdisho

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay hawlgal amni oo socday 48-kii saac ee la soo dhaafay, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad hubeysan oo sida ay dowladdu sheegtay isku dayayay inay qalalaase amni ka abuuraan magaalada Muqdisho.   War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiskaayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay la wareegeen goobihii ay ku...

Sheekh Shariif oo Dib Ugu Laabtay Hoygiisii Hore Kadib Wadahadallo Lagu Dejiyay Xiisad Ka Taagnayd Miraanyo

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ugu dambeyn oggolaaday inuu ka guuro xaafadda Miraanyo ee degmada Cabdicasiis, isla markaana dib ugu laabto hoygiisii hore ee ku dhow garoonka diyaaradaha ee Aden Adde International Airport, kadib dadaallo lagu doonayay in lagu dejiyo xiisad amni oo halkaas ka taagnayd.   Go’aankan ayaa yimid kadib kulan ay garwadeen ka ahaayeen...

Agaasimaha Warfaafinta Madaxweyne Sheekh Shariif oo beeniyey in Hub laga qabsaday ayaa yiri:

waxa uu ku qormo uu ku daabacay barta Facebook ayuu ku yiri “Waxaa cajiib ah in bulshadda Soomaaliyeed in rabo in lagu maran-habaabiyo warar aan jirin, Hadii hub dagaal lagu qabsaday la soo bandhigayo, Macalin Mahdi oo rabo in bulshadda caasimada ku maran-habaabiyo waa wax aan maan-gal aheen,ma jiraan wax gadiid dagaal oo dhankeena oo gacanta u galay madaxweynaha...

Somali Opposition Lawmaker Accuses President of Targeting Rivals Amid Mogadishu Tensions

MOGADISHU — Somali opposition politician and lawmaker Abdirahman Abdishakur Warsame on Friday sharply criticized President Hassan Sheikh Mohamud's administration, accusing it of exerting pressure on political opponents following recent clashes in the capital, Mogadishu.   Speaking at a joint press conference held by opposition figures, Warsame addressed the security situation in the city and the confrontations that erupted this week between government...

Former Somali PM Khaire Says Ready to Fight Back if Attacked Again

MOGADISHU, Somalia — Former Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire said Friday that he would be prepared to fight again if attacked, following clashes between government forces and opposition guards in Mogadishu that have heightened political tensions in the Horn of Africa nation.   The confrontation, which lasted for several hours in the Howlwadaag district of the capital, involved security forces and...

Xasan Cali Kheyre oo Sheegay Inuu Markale Dagaallami Doono

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Hassan Ali Khaire, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu mar kale dagaallamo haddii lagu soo weeraro, kadib iska horimaad ka dhacay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.   Dagaalka oo muddo socday ayaa dhex maray ciidamada dowladda iyo ciidamada ilaalada mucaaradka, waxaana la sheegay in lagu soo afjaray wada-hadallo dhex maray mas’uuliyiin ka tirsan...

Mucaaradka oo Ka Hadlay Dagaalladii Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho – Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen xubno mucaarad ah kaga hadlay xaaladda amni iyo dagaalladii dhawaan ka dhacay Muqdisho.   Xildhibaanka ayaa si kulul u dhaliilay dowladda uu hoggaamiyo Hassan Sheekh Mxamuud, isagoo sheegay in aanay jirin cid awood qabiil ku sheegan karta dalka. Wuxuu yiri, “Nin awood...

Puntland oo si adag uga hadashay xaaladda Muqdisho, kuna baaqday xal siyaasadeed

Garoowe, Soomaaliya – Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ayaa shirkiisii toddobaadlaha ahaa ee qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 4-ta Juun 2026 si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka, gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho.   Shirka oo uu shir-guddoominayay Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa lagu falanqeeyay waxa Puntland ku...

WARAR KALE

Former Somali President Meets Turkish Intelligence Official Amid Election Dispute

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed held talks at his residence with Turkish deputy intelligence chief Ahmet Cemalettin Çelik, amid efforts...

Somalia Says Security Operation Ends After Clashes, Accuses Opposition-Linked Armed Groups

MOGADISHU — Somalia's federal government said on Friday it had concluded a 48-hour security operation targeting armed groups it accused of attempting to create...

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Inay Soo Afjartay Dhaqdhaqaaqyadii Hubeysnaa ee Muqdisho

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay hawlgal amni oo socday 48-kii saac ee la soo dhaafay, kaas oo lagu beegsaday...