Wasiir Beyle oo kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidamada + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka wasaradda maalinyadd Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta shir looga hadlayay miisaaniyadda Ciidamada Qalabka sida la yeeshay saraakiisha iyo Taliye-yaasha Ciidamada, maadaama ay hadda socoto diyaarinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2022/2023.

โ€œKa shaqeynta badbaadada shacabka Soomaaliyeed waa mid ka mid ah tiirarka Dowlad-nimada Soomaaliya, iyadoo taa la tix-galinayo Wasaaradda Maaliyadda waxaa mudnaan gaar ah siisaa bixinta joogtada ah ee Kharashaadka iyo Mushaarka Ciidamada Qaranka,โ€ ayuu yiri Wasiir Beyle.

Xukuumadda Federaalka waxaa goโ€™an bixinta mushaarka Ciidanka iyo shaqaalaha dawladdu,islamarkaana ย ay tahay mid kamid ah mudnaanta koowaad ee Dawladda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here