Maamulka Dharkenley oo dib u bilaabay dhismaha wadada Xoosh

0

MUQDISHO (SMN) – Maamulka degmada Dharkeenley ayaa sheegay in ay bilaabayaan wejiga labaad ee dhismaha laamiga isku xira xarunta degmada iyo Isgooska Xoosh ee magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha degmada Dharkenleey Mudane Guhaad Sheekh Xasan Cali ayaa dhinaca kale Maanta kormeeray ololale nadafaded oo ka socday qeybo ka mid ah laamiyada degmada, waxa uuna Haweenka uga mahadceliyey sida ay Maamulka u garab taagan yihiin.

Maamul gobolka Banaadir ayaa xoojinaya dhismaha wadooyinaka caasimadda, waxayna tallaabadan ay qaadeen maamulka degmada Dharkeenley ka dib cabasho ka timid shacabka degmadaas.

 Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here