Muxuu R/W Rooble ka yiri dadkii laga soo masaafuriyey Laascaanood?

0

BARAAWE (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyey ku tagay magaallo madaxda Koonfur Galbeed ee Baraawe, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.

Rooble ayaa sidoo kale ka hadlay tallaabadii lagu soo masaafuriyey dadkii Soomaaliyeed ee ku sugnaa magaalada Laascaanood, waxaana uu ku tilmaamay nasiib daro aad wayn iyo wax laga xumaado.

Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha ayaa bulshada Laascaanood ugu baaqay in ay ka dhiidhiyaan falkaas muwaadiniinta Soomaaliyeed looga soo saaray dhul Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here