MUQDISHO (SMN) – Raโiisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed, Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddiga ilaalinta qoondada haweenka
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray bilaabista doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFSย ee lagu dooranayoย Galmudug.