Sawirro: R/W Rooble oo kulamo ka wada magaalada Dhuusamareeb

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed, Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddiga ilaalinta qoondada haweenka

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray bilaabista doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS  ee lagu dooranayo  Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here